Shirka Ereybixinta Teknolojiyada Af Soomaaliga Oo lagu qabtey Muqdisho

0
19

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shir looga hadlayo sidii uu Afka Soomaaligu ula jaanqaadi lahaa Isbeddelka Tiknoolajiyadda, loona heli lahaa Erey bixin ku habboon oo loo adeegsado, ayaa waxaa ka qeyb galaya aqoonyahanno iyo khubaro ku xeel-dheer afka iyo dhaqanka Soomaaliyeed.

Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada Maxamed soomaali oo Furitaanka shirka looga hadlaayey in la helo ereyo ku habboon isticmaalka teknoolajiyadda ayaa sheegey in wasaarada Arintaan ay masuuliyad weyn iska saartey

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here