Shirka diyaarinta Manhajka Qaran qiimeynta Mashaariicda dalka Oo Muqdisho ka Furmey.

0
61

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa Magaalada Mogadisho ee Caasimada Dalka Ka Furmay shirka qiimeynta mashaariicda dalka, kaas oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Qorshaynta, Maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Shirka ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin ka tirsan dowaldda iyo xubno ka socda xafiiska QM ee Soomaaliya, iyo deeq bixiyaasha, kaas oo laga soo saari doono manhaj lagu qiimeyn doono habka dhaqan galka ee mashariicda dhammaan hay’adaha dowladda.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here