Shirka Dib-uheshisiinta Beelo ku dagaalamay Galgaduud Oo ka socda Dhuusamreeb.

0
8

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan Dib-uheshisiinta ah ee beelaha walaalahaa oo mudo ku dagaalamay Deegaanada Ina-jiirow iyo Baliseenyoole ee Gobolka Galgaduud ayaa ka socda Magaalada Dhuusamareeb kaas oo ay gar-wadeen ka tahay Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug ayna goobjoog yihiin Madax ka tirsan Galmudug iyo Odoyaasha Beelaha gogosha dhaxtaala

Maalmaha uu shirku socdo ayay Odoyaasha labada dhinac ku soo Bandhigeen Rabitaankooda sida xal loogu heli karo Colaadan mudo dheer deegaanka Aafeysey waxaana shirku yahay mid sidoo kale looga hadlayo sidii deeganada dhibaatada ka jirta Horumar loogu bedeli lahaa.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here