Shirka dib u heshiisiinta KG Oo La soo gabagabeeyay

0
173

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo xiray wejigii labaad ee Shirka dib u heshiisiinta Dowlad-goboleedka Koonfur-Galbeed oo xal looga gaaray dhammaan tabashooyinkii laga qabay hannaanka doorashooyinka Dowlad-goboleedka KGS.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here