Shirka dib u Heshiisiinta Bulshada Bardaale Oo la soo gabagabeeyey

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkaan dhowrkii Maalmood ka socdey Degmada Bardaale Wajigiisa koowaad ayaa ahaa dib u heshiisiin loo qabtey Bulshada iyo Maamulka oo ka dhax jirtey kala aragti duwanaan dhinaca Maamulka kaasi oo ay gar wadeen ka ahayd wasaaradda Arrimaha Gudaha KG.

Shirka ayaa inta uu socdey waxaa Goobjoog ahaa Qeybaha kala duwan Bulshada Oodyaasha dhaqanka Xilibaano Maamulka Gobolka Baay iyo Senataro ka tirsan Barlamaanka DFS si ay u bogaadiyaan in Heshiis la gaaro.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here