Shirka dib u heshiinta Bulshada Oo ka Furmey Degmada Bardaale

0
12

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KG, ayaa u qabatey Bulshada Degmada Bardaale Shir ku saabsan Arimaha dib u heshiisiinta iyo is dhexgalka Bulshada oo loogu talagaley in xal waara loogu gaaro Khilaafaadka soo no noqday.

Shirka ayaa waxaa ka soo qayb galey xubnaha Maamulka Degmada, Odeyaasha dhaqanka,dhalinyarada Haweenka,inta uu kulanka socdey ayaa waxaa aad looga doodey sidii loo afjari lahaa Arimaha ka jira Bardaale

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here