Shirka dib u Eegista Waxbarashada Jubbaland Oo Kismaayo Lagu qabtey

0
94

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Jubbaland ayaa qabatay shirka sanadlaha ee dib u eegista waxbarashada Jubbaland kaasi oo ka dhacay Magaalada Kismaayo, waxaana si guud looga hadli doonaa waxbarshada,wax yabhii la gabtay sanadkii hore iyo diyaar garowga sanad Dugsiyeedka 2023/2024,inta uu socda Shirka waxa qeyb ka ah Hay’adaha Waxbarsahada kala shaqeyaa Wasaarada.

Agaasimaha Waaxda Taya dhorka Waxbarashada Jubaland Cali Diyaad aya ugu horeyn sheegay in shirkaan uu yahay mid si guud la isku weydinayo Arrimaha Waxbarshada.

Warkung Waliba Nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here