Shirka dib u Eegista Sharciga Xuquuqda Caruurta Oo Baydhabo ka Furmey.

0
37

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhbao ayaa waxaa lagu qabtay Kulan La-tashiga Daneeyayaasha Muhiimka ah ee ay ku jiraan Hay’adaha Dowladda, NGO-yada iyo Ururada Bulshada si loo sameeyo Dib u eegis dhameystiran oo ku saabsan Sharciyada iyo Siyaasadaha Xuquuqda Caruurta ee Jira iyo Horumarinta Siyaasadda ilaalinta Xuquuqda Caruurta.

Waxaa Kulanka ka qeyb-galay Wasiirka Wasaarada Haweenka KG oo Furtay kulanka, Agaasimaha Guud ee Wasaarada, Madax ka Soctey NGO-yada, Culmaa’udiin iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here