Shirka dib u eegista Mashaariicda Damal Caafimaad iyo Covid 19 Oo Mudisho Ka Furmey

0
57

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Mugdisho ayaa waxaa ka furmey kulanka dib u eegista howlaha Mashaariicda Damal Caafimaad iyo Tallaaka Covid-19 oo ka socda Gobolada Dalka.

Kulanka waxaa ka qeybgaley madaxda iyo shaqaalaha Mashruuca Damal Caafimaad iyo Tallaalka Covid-19, Masuuliyiin ka socdey Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada XFS, Xildhibaano, Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Caafimaadka ee heer dowlad goboleed iyo xubno kale oo ka socdey Dowlad Goboleedyada xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, iyo Hey’adii loo xilsaarey daadejinta howlaha Caafimaad ee hadda ka bilowdey qaar ka mid ah Gobolada dalka.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here