Shirka dib u Eegista kaabayaasha dhaqaalaha Dowlada KG Oo Baydhabo ka Furmey

0
145

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankaan oo ahaa isku xirka dhismaha kaabiyaalka dhaqaalaha Dowlada KG oo ay soo qaban qaabisey Wasaarada Howlaha Guud iyo Guriyeynta KGS ayaa lagu qabtey Magaalada Baydhabo.

Ujeedka kulankan ayaa ahaa isku Xirka loo sameeyanaayo Hay’addaha ka shaqeeya Arimaha kaabiyaalka dhaqalaha ee KGS,waxaana kulan ka soo qeyb galey Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud saraakiil ka socotey Hay’adaha Qeybta ka ahaa kulanka iyo Compuniyada ka shaqeeya Deegaanada KGS.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here