Shirka Dib u eegista ka hortagga leex-sashada gargaarka deg-dega Oo ka Furmay Muqdisho.

0
6

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay kulan aqoon iswaydaarsi oo ku saabsan Ansixinta Barnaamijka wax soo saarka Reer Miyiga, kaas oo ay soo qaban-qaabisey Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS.

Kulanka ayaa Waxaa ka qeyb-galay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS, Masuuliyiin ka kala Socdey Hay’adda FAO, Wasaaradaha ka shaqeeya wax soo saarka Dalka iyo Marti Sharaf kale.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here