Shirka Dib u Eegista Halbeegyada Wadooyinka Oo Baydhabo Lagu soo gabagabeeyay.

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mashruucaan oo ay soo qaban qaabiyeen Hay’adda ILO iyo Wasaaradda Howlaha Guud ee Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ahaa sidii dib u Eegis loogu sameyn lahaa Halbeegyada lagu Horumarinayo Wadooyinka, Shirka ayaa inta uu socday ayaa wax ka soo qeyb galay Qantarsaleyda wadooyiinka Magalada Baydhabo dhiseysa

Wasiirka Howlaha Guud iyo dib-u-dhiska KGS Daahir Cabdi Cabdullahi dr Go oo soo xirey Shirka ayaa ka qeyb galayaasha kula dardaarmey in ay si sax ah uga shaqeeyaan Mashaariicda lagu dhisayo wadooyinka Magaalada Baydhabo iyo guud ahaan KG.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here