Shirka dib u-eegista habraacyada xalinta khilaafaadka Oo Muqdisho Lagu lagu qabtey

0
178

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkaan ayaa waxaa loogu hadlaayaa inta uu socdey sidii wada tashi loogu yeelan lahaa Caruurta Sharciga ka weecata ee ku jirta Xabsiyada ku yaala dalka iyo dib u-eegista habraacyada xalinta khilaafaadka iyo siyaasada weecinta da’yarta sharciga khilaafta.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Qeybaha kala duwan Bulshada Bahda Cadaalada Booliska si ay halkaasi ugu fikir dhiibtaan

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here