Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Galmudug ayaa Magalada Dhuusamareeb ka daahfuray Shirka Dib-u-egista Mashaariicda Caafimaadka ee Dowladda Galmudug .
Shirkan oo ay kasoo qaybgaleen wax’yaha kala duwan ee Wasaaradda Caafimaadka Hay’ada ka shaqeeya mashaariicda Caafimaadka Galmudug iyo Marti sharaf kale ayaa socon doona dhowr maalmood
Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan WadaniÂ