Shirka Dhameystirka Qorsheyaasha La-qabsiga Isbedelka Cimilada Oo Magaalada Gabiley ka dhacay

0
107

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan lagu Dhameystirayay Qorsheyaasha La-qabsiga Isbedelka Cimilada ayaa waxaa loo qabtey 12 Degmo oo ka mid ah Soomaaliland Maamuladooda si ay Bulshada ula wadaagaan halka uu marayo isbedelka Cimilada iyo in ay tahay mid u baahan in lala qabsado.

Agaasimaha Waaxda Faydhowrka iyo Horumarinta Magaalooyinka Mohamed Yassin Abdirahman ayaa si kooban u sharaxay ujeedada ugu weyn ee shirkaan loo qabtey.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here