Shirka Arrimaha Xalka Waara Ee Barakacayaasha Galmudug Oo Dhuusamareeb ka furmey

0
183

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeganada Maamulka Galmudug ayaa waxaa ku nool kumanaan dad siyaaba kala duwan uga barakacay deegaanadaas kuwaasi oo mudo ay qaadatey in ay Bulshada inteeda kale ay ka mid noqdaan islamarkaana ay helaan fursadaha ay Dowladda iyo Hey’addaha bixiyaan.

si loo gaaro Xal waara oo dadkaas nolol wanaagsan loogu abuuro ayaa waxaa Magaalada Dhuusamreeb ka furey Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Shirka Koox-howleedka Xalka waara ee Galmudug kaasi oo ay ka soo qeyb galeen Hey’addaha quseysa Barnaaimjkan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here