Shirka Ansixinta Xeer Nidaaminta Magaalooyinka KG Oo Baydhabo lagu soo gaban gabeeyey.

0
19

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Howlaha Guud Dowladda KGS ayaa maanta soo xiray shirka wadatashiga iyo ansixin ee ku saabsana Xeer Nidaamiyaha Magaalooyinka KGS kaasoo socday mudo sadex maalmood ah.

Xeer nidaamiyahan cusub ayaa wax badan ka qaban doona Nidaaminta Isku raranka magaalooyinka iyo jidadka, Sidoo kale wuxuu nidaamin doonaa Hab-dhismaha magaalooyinka Dowladda KGS.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here