Shirka Ansixinta Qorshaha dib u heshiisinta KG Oo Baydhabo Lagu soo gaba-gabeeyay

0
364

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shirkaan lagu soo gabagabeeyey Magaalada Baydhabo ayaa waxa uu ahaa shirka Soo bandhigida iyo Ansaxinta Qorshaha Dib U-heshiisinta KG Kaasi oo ay ka soo qeyb galeen qeybaha kala duwan Bulshada, Maamulka Degmada Baydhabo waxaana soo qaban qaabisay Wasaarada Arimaha Gudaha iyo dib u heshiisiinta KG.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here