Shirka Afaraad Ee Garsoorayaasha dalka Oo Maanta Muqdisho Ka Furmay.

0
68

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waa Shirkii Afaraad oo ay Yeeshaan Garsoorayaasha Dalka kaasi sanad kasta loogu doodo Caqabadaha iyo Fursadaha ay Garsoorayaasha qabaan iyo Sidii wax loogu qaban lahaa wixii caqabad ah ee jira.

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed ayaa furay shirka madashada 4-aad ee garsoorayaasha dalka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here