Shir loogu hadlaayey dib u heshiisinta iyo Nabadda Bulshada Oo Caabudwaaq Lagu qabtey.

0
154

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan lagu qabtey Magaalada Caabudwaaq ayaa waxaa inta uu socdo loogu hadlayaa la shaqeynta Nabadda, dib u heshiisiinta iyo wada noolaashaha Bulshada sidii loo ilaalin lahaa, Shirka ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Culumaa’udiinka Caabudwaaq

Shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ay Wehlinayaan Wasiiro iyo xildhibaano ka Tirsan Galmudug iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here