Shir weynaha 1aad Taya dhowrka Puntland Oo Laga dahfuray Garoowe

0
97

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Ahmed E. Osman Karaash ayaa daah-furay Shir weynaha 1-aad ee Taya-dhowrka Puntland.

Shirka ayaa ujeedadiisu ahayd sidii loo heli lahaa adeega Taya-dhowrka badeecadaha oo gaaraan dhammaan goobaha Puntland wax kasoo galaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here