Shir-Sannadeedka 2-aad Nabadda Oo ka Furmey Magaalada Garoowe.

0
9

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirkan ayaa noqonaya Shir Sanadeedka 2aad Ee Nabada Soomaaliya Oo lagu qabto Garoowe waxaana ka soo qeyb galey Aqoonyahano Saxafiyiin Madax ka tirsan Puntland iyo kuwa ka socdey IGAD Siyaasiin iyo Quburo wax ka qora Arimaha Nabada kaas oo inta uu socdo diirada lagu saari doono Muhiimada Nabada ay leedahay.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here