Shir Looga hadlaayey Horumarinta Biyaha Oo Baydhabo lagu soo gabagabeeyey

0
93

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shirkaan socdey mudo laba maalmood ah wuxuu u dhexeeyey Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha KG, Mamulka Gobolka Baay kan Degmada Baydhabo, shirkadaha biyaha ee Warjinaay iyo caafi, waxaana qeyb ka ahaa Shirka Hay’adaha dhanka Wooshka kala shaqeeya Wasaarada,Shirka ayaa waxaa diirada lagu saarey sidii loo horumarin lahaa adeega biyaha degmada Baydhabo iyadoo laga soo saarey Go,aano ku saabsan sidii loo dhaqan gelin lahaa wixii shirka lagu heshiiyey.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here