Shir loogu hadlaayey dhismaha Wadooyinka Oo Baydhabo Lagu qabtey

0
37

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan logu hadlaayey Wajigii labaad ee dhismaha wadooyinka Dhagaxaanta ah Cabll stone ee Magalada Baydhabo,Shirkan oo iskugu jirey diyaarinta Dhismaha wadooyin cusub iyo sidaa Shaqa Abuur loogu sameylahaa Dadka Barakacayaasha inta uu socdo Dhismaha wadooyinkan Ayaa waxaa

Shirkan ka soo qeybgalay Wasiiro katirsan Dowlada KGS iyo Masuuliyiin kasocdey Hey’ada ILO.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here