Shir Looga hadlaayay Sidii loo taageeri lahaa Beeralayda Gobolka Baay Oo Lagu qabtay Magaalada Baydhabo.

0
214

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shirkaan ayaa ahaa mid lagu taageerayay Beeralayda Gobolka Baay Sidii ay kor ugu qaadi lahaayeen wax soo saarkooda iyadoo la isticmaalayo Tiknoolijiyada Casriga ah. Kulankan oo ay so qabanqaabisey Wasaarada Beeraha iyo Waraabka KG Oo Taageera ka heleysa Hey’adda Cunada Aduunka Ee FAO Kaasi oo ay ka faa’ideysanayaan in ka badan kun iyo shan boqol oo Beeralay ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here