Shir Looga hadlayo Xaalada Fatahaada dalka Oo Muqdisho Ka Furmey

0
73

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir wadatashi ah kaas oo looga hadlaayo Mideeynta lagunana casriyeenaayo digniinaha hore iyo jawaab ka bixinta degdega ah waxaana si wadajir ah u soo qaban-qaabiyeen hay’adda yareeynta qataraha masiiboyinka ee Qaramada midoobay iyo hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here