Shir looga-hadlayo Tayeynta iyo Daadejinta Adeegyada Caafimaadka Oo Baydhabo Lagu Dah-furey.

0
113

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkan oo qeyb ka ah shirarka ay Wasaaraddu qabato lixdii biloodba mar, ayaa Waxaa looga hadlaa tayeynta iyo Horumarinta Adeegyada Caafimaadka Deeganada KG,iyo sidii loogu gudbi lahaa Caqabadaha iyo baahiyaha Caafimaad ee ka jira Deegaanka.

Furitanka shirkan ayaa wax ka soo qeyb galay Agaasimaha guud waasarada Caafimadka KGS Wakiilo ka socday Wasarada Caafimaadka XFS Hey’adaha Wasaarada kala shaqeeya Horumarinta adeegyada Caafimaadka

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here