Shir looga hadlayo kor-u-qaadista wax-soo-saarka Calafka Xoolaha Oo Baydhabo Lagu qabtay.

0
123

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dawlad goboleedka koonfur Galbeed ayaa maanta Baydhabo ka daah-furey shir Wadatashi ah oo looga hadlayo kor-u-qaadista wax-soo-saarka Calafka Xoolaha, waxaana inta uu socda shirka looga hadli doonaa sidii kor loogu qaadi lahaa wax soo saarka calafka xoolaha waxaana shirka ka qeyb galay ganacsatada ka shaqeysa xoolaha iyo iskaashatooyinka soo saara calafka xoolaha.

Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dawlad goboleedka koonfur Galbeed Sandheere Maxamed Iftiin oo si rasmi ah u furay shirka ayaa ka warbixyay ujeedada kulanka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here