Shir looga hadlayo Hormarinta haweenka Oo Ka Furmay Magaalada Kismaayo.

0
91

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shir weeyne looga hadlayay Horumarinta Haweenka iyo sida looga hortagi karo tacadiyadaha loo gaysto Haweenka iyo caruurta Jubbaland ayaa lagu daahfuray Magaalada Kismaayo.

Wasiirka wasaaradda Hawenka Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad-Goboleedka Jubbaland Marwo Cadar Isma’iil ayaa ka furtay kulankan Kismaayo.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here