Shir looga hadlayo dhowrista Xuquuqda Carruurta Oo Dhuusamareeb Ka furmay

0
177

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkaan Sanad kasta ay qabato wasaarada Cadaalada ayaa waxaa loogu hadlaa Xaalada Carruurta Deeganada Galmudug caqabadaha ay la kulmaan iyo sidii loo ilaalin lahaa Xuquuqda Caruurta iyo Helida Cadaalad buuxda.

Shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Masuuliyiin ka tirsan wasaaradaha Cadaalada Amniga Maamulka iyo Wasaarada Cadaalada Dowlada Federaalka Soomaaliya waxayna diirada saari doonaan shuruucda Caruurta iyo Siyaada sidii ay wax ugu qaban lahaayeen dhamaan Hey’addaha quseeysa in ay ka shaqeeyaan ilaalinta Xuquuqda Caruurta.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here