Shir ku Saabsan sidii gargaar loo gaarsiin lahaa Bulshada Sool Oo Garoowe lagu qabtey.

0
77

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shirkaan oo lagu qabtay xarunta wasaaradda qorsheynta Puntland ee magaalada Garoowe ayaa waxaa looga hadlaayay sidii wax looga qaban lahaa xaaladda deg degga ah dadka ku nool magaalada Laascaanood ee gobolka Sool sida Caafimaadka, Waxbarashada iyo Biyaha.

Shirka ayaa waxaa lagu casuumay hay’addaha caalamiga ah eek a shaqeeya Puntland, Waxaana sidoo kale Goob-joog ahaa goliyaasha Puntland.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here