Shir looga hadlayey ka hortaga Khataraha ka dhasha Fataahada Oo Kismaayo Lagu qabtey

0
115

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirkaan oo ay soo qaban qaabisey Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Jubaland ayaa waxaa ka soo qeyb galay Hey’adaha Samafalka Kuwa Dowlad Goboleedka Jubaland ,waxaana loogu hadlaayey Sidii loogu hortagi lahaa Fatahaata iyo Roobabka iyo Saameynta ka dhalan karta iyo sidii loo wajihi lahaa.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here