Shir Looga hadlayey Fayadhowrka iyo Nadaafada Biyaha Oo ka dhacay Baydhabo

0
56

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Tamarta iyo khayraad ka biyaha Dowlada KG oo ayaa Magaalada Baydhabo ka dah-furtey Shirka 3-biloodlaha ah ee iskuxirka iyo isxogwareysiga Hay’adaha Wasaaradda kala shaqeeya Arimaha Biyaha,Fayadhowrka iyo Nadaafadda Deeganada KG gaar ahaan Ceelashada iyo Goobaha biyaha lagu keydiyo

Shirka ayaa waxaa Goobjoog ahaa Madax ka tirsan Wasaarada Biyaha KG iyo Hey’adaha ka shaqeeya Horumarinta Biyaha Deeganada KG Khubaro qiimeyn ku sameynaya baahiyaadka jira iyo sida wax loogu qaban karo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here