Shir looga hadlayey Biyaha iyo Faya Dhowrka Nadaafada Oo lagu Qabtey Baydhabo.

0
135

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Tamarta iyo kheyraadka biyaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Mgaaalada Baydhabo ku qabatay Kulan looga hadlaayay isku xirka iyo xog is dhaafisga Hay’addaha wasaarada kala shaqeeya biyaha iyo Fayadhowrka Nadaafada kaasi oo seddaxdii biloodba mar ay isugu yimaadaan bahda biyaha iyadoona wasaarada hogaamineyso.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here