Shir looga hadlayey Arrimaha Barakacayaasha oo ka qabsoomay Magaalada Muqdisho.

0
163

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Arrimaha Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka KGS ayaa ka qeyb gashay Shirka heerkiisu sarreeyo oo ay soo qabanqaabisay Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo looga hadlaayay dardargalinta howlaha gurmadka Soomaaliya iyo Sidii Gargaar loo gaarsiin la ahaa dadka danta yar ee ku nool gudaha dalka ayaa lugu qabtay magaalada Muqdisho.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here