Shir Looga hadlayay Maamul daadejinta Oo Lagu Qabtay Burco

0
10

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shirkan ay soo qaban qaabisey Wasaarada Qorsheynta Soomaaliland ayaa looga hadlayaa inta uu socda Muhiimada ay leedahay Maamul Wanaaga iyo Horumarinta Mashaariicda wax loogu qabanayo Bulshada Gobolka Togdheeer gaar ahaan Magaalada Burco waxaana ka soo qeyb galay Maamulka Gobolka kan Degmada Madaxda ka socotey Wasaaradaha iyo qeybaha kala duwan Bulshada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here