Shir looga hadlayay Horumarinta Xanaanada Xoolaha oo lagu qabtay Baydhabo.

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankan ayaa mudada uu socon doono labada Wasaaradood ee Heer Federaal iyo Dowlad Gobeleed, Ee Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa, diirada lagu saari doonaa Howlaha hortabinta u leh labada Wasaaradood Horumarinta Reer Miiyga, Wax ka qabashada Caafimaad darada, soo wajahda Xoolaha iyo u adkeysiga, Aafooyinka Dabiiciga ah ee dalka ka dhaca.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb gashey ku Dhowaad 50 Xubnood Oo Laga Soo Kala Xuley Degmooyinka Baydhabo Iyo Afgooye Oo Ka Kala Tirsan Gobolada Bay Iyo Shabeelaha Hoose.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here