Shir Looga hadlayay Dowlad Wanaaga Oo Magaalada Baydhabo Lagu Dahfurey.

0
190

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) kulankan oo looga hadlayey Dowlad Wanaaga ee Arrimaha Deegaanka oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Bay’adda iyo Duur-Joogta KG waxaana  lagu casumay wasaradaha kale ee Ku shaqada leh Arrimaha Deegaanka,Xubno ka socday Wasaradaha iyo Bulshada u ololeysa Arrimaha Deegaanka ee ku nool Baydhabo.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here