Shir looga hadlayay Arrimaha Cadaaladda KGS Oo Magaalada Baydhabo Lagu qabtey

0
131
Baydhowy(Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda Dowladda KG,Hassan Abduqaadir Mohamed ayaa furey Shir Sedaxdii bilood mar ay qabato Wasaaradda oo looga hadlayo Waxyaabaha qabsoomay iyo Caqabadaha jira.
Shirka oo ay ka qeybgaleen Wasiirka Waxbarashada, Xeer ilaaliyaha guud KG,Taliyaha Ciidanka Asluubta KG iyo Marti sharaf kale waxaa looga hadlay Qorshaha Bilooyinka Soo socda.
Warkun waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here