Shir Looga Hadlayay Arrimaha Biyaha Oo Lagu Qabtay Baydhabo.

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda tamarta iyo kheyraadka biyaha dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxay magaalada Baydhabo ku qabatay shirkii billaha ahaa ee looga hadlaayay ilaalinta nadaafadda biyaha kaasi oo ay ka soo qeyb galaan hay’adaha wasaaradda kala shaqeeya arimaha biyaha.

Inta shirka uu socday ayaa wasaaradda hay’adaha kala hadlay ilaalinta nadaafadda biyaha iyo sidii bulshada ay ku heli lahayeen biyo nadiif ah.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here