Shir Looga Hadlaayay Arimaha Deegaanka Iyo Horumarinta Dhaqaalaha Oo Magaalada Baydhabo Lagu qabtey

0
192

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha KG, ayaa Baydhabo ku qabatay shir sadexdii bilood mar la qabto,waxaana ka qeybgalay qaar kamid ah Wasaaradaha Qorsheynta, Dhalinyaradda, Arrimaha Gudaha, Howlaha guud, Xanaanada iyo Xoolaha, shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Beeraha, Xubno ka socday Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya, iyo madax ka soctay Hay’adaha Maalgalinaya Barnaamijkan ILED ee loo dhan yahay ee deegaanka iyo horumarinta dhaqaalaha,Muhiimada shirkan ayaa ahaa in la iska wareysto waxyaabihii ka qabsoomay mashruuc ILED.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here