Shir looga hadlayay Arimaha bini’aadanimada jubaland oo lagu qabtay Kismaayo

0
133

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay shir looga hadlayay arimaha bini,aadanimada jubaland

Shirka waxaa ka qeyb galay hey,adaha ka shaqeya arimaha samafalka ee ka howl gala magalada kismaayo ee caasimada kumeel gaarka ah ee jubbaland

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here