Shir looga hadlaayo habraaca siyaasada loo dhanyahay Oo Kismaayo Lagu qabtey

0
135

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaradda Cadaladda iyo Arrimaha Dasturka Jubbaland ayaa magaalada Kismayo ku qabatay kulan wadatashi ah oo lagu curinayo habraaca diyaarinta siyasadaha loo dhanyahay ee Dowlad Jubbaland,Kulankan ayaa waxaa ka soo qeybgaly Culima’udiinka, saxafiyinta, dhalinyarada, Macalimiinta jamacadaha, haweenka, iyo qeybaha kala duwaan ee bulshadda.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here