Shir Looga Hadlaayo Arimaha Xalka Waara Oo ka Socda Magaalada Baydhabo

0
433

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaarada Qorsheynta Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Baydhabo ku qabatay kulan uu socon doono mudo 3-maalimood ah kaasi oo looga hadli doona Qorsha howleedka 2021-2022 istiraatiijyada qaranka ee xalka waara ee koonfur galbeed.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here