Shir Looga hadlaayey Wax ka qabashada Isbedelka Cimilada Oo lagu qabtey Baydhabo.

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Shirkan ayaa inta uu socdo loogu hadli doonaa Xaaladaha Isbedelka Cimilada iyo sida ay Dowladu u dadaal u gelin lahayd wax ka qabashada Saameynta uu Isbedelka ku yeeshey Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan KG

Shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasiiro ka tirsan Dowlada KG Hey’adaha ka shaqeeya wax ka qabashada Isbedelka Cimilada iyo qaar kamid ah Shaqaalaha Hey’adaha Dowlada iyadoona inta uu shirka socde halkaas lagu soo Bandhigey wax yaabaha ay tahay in wax laga qabto.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here