Shir Looga Hadlaayey Sameynta Sharciga Saxaafada KG Oo Baydhabo ka dhacay..

0
65

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyi gelinta Bulshada Dowlada KG Abdifatah Ali Yusuf Ayaa Baydhabo Ku Daahfurey Shir Looga Hadlayey Sameynta Sharciga Saxaafada KG Soomaaliya.

Furitaanka Waxaa Ka Soo Qeyb galay Agaasimayaasha Raadiyaasha,Wariyaasha Madaxa Banaan, Aqoonyahano Iyo Mas’uuliyiin Kale Oo Ka Socotey Dowlada KGS.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here