Shir looga hadlaayey Baahinta Maamul Wanaaga oo Baydhabo ka furmay

0
278

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shirka Wadatashiga Agaasimiyaasha Guud ee Aas-aasida Madasha Hanaanka Adeeg Bixinta iyo Siyaasada Maamul Baahinta iyo gaarsiin Bulshada Adeegyada ay ubaahanyihiin ayaa waxaa ka qeyb galay Maamulka Degmada Baydhabo, Agaasimiyaasha guud ee wasaaradaha iyo Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Maxamuud Maxamed Kheyr.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here