Shir looga hadlaayay Xadgudubyada ka dhanka ah Xuquuqda aadanaha oo ka dhacay Baydhabo.

0
116

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulankaan oo ay si wadajir ah u ay soo gaban gabiyeen Wasaarada haweenka iyo xuquuqul Insaanka Dowlada KG Soomalaiya, UNSOM iyo UNICEF ayaa loogu hadlaayay isku dabaridka iyo dabagalka ku saabsan xadgudubyada iyo dhacdooyinka xaquuqda aadanaha ee ka dhaca koonfur galbeed.

Waxaa lagu casuumay ururada Bulshada Rayidka iyo Xubno ka Socday Hay’addaha iyo wasaradaha Koonfur Galbeed Soomaaliya,waxay dhamaan xubnaha lagu casuumay si isku mid ah u sheegeen inay jiran dhibaatooyin loona baahan yahay in si isku mid ah looga hortago Dhiibaatooyinka la xirira Xuqquqda Aadanaha.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here