Shir Looga hadlaayay Xaalada Abaareed Ee Ka jirta Degmada Diinsoor Oo ka dhacay Degmadaasi

0
145

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka Wasaarada Qorsheynta Koonfur Galbeed Soomaaliya Dr Ali Abdi Macalin Iyo Wafdi Uu Horkacaaya ayaa Gaarey Degmada Diinsoor Ee Gobolka Baay, Ujeedada Wafdiga ayaa ah u Kuur galida xaaladaha Abaarta Ka Jirta Degaanka Saameynta ay Bulshada Ku Yeelatey Abaarta Iyo Sidii Looga Gurman Lahaa.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here