Shir Looga Hadlaayay Sugida Amniga Oo Lagu Qabtay Degmada Waajid.

0
71

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shirkan looga hadlaayey sugida Amniga degmada Waajid, waxaa ka qeyb galay Golaha Deegaanka, Taliyaasha Maratiriga, Booliska,Nabad Sugida Degmada iyo Gudoomiyaasha Xaafadaha Iyo Kaamamka Iyagoona Shirka lagu soo Bandhigey Warbixino la xariira Xaalada Amni ee Degmada.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here